Duqa Magaalada Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay Axmed Deeq Max’ed (Daawo Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kulan la qaatay Duqa caasimadda Puntland ee Garowe Axmed Deeq Maxamed waxayna ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac iyo isku xirka magaallooyinka. Mudane Yarisow ayaa ku soo dhaweeyey Caasimadda dalka, waxuuna hoosta ka xariiqay in Muqdisho ay tahay … Continue reading Duqa Magaalada Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay Axmed Deeq Max’ed (Daawo Sawirro)